031-330 41 51
Muskotgatan 5, 424 41 Angered (Göteborg)
Anmälan om omskärelse
Viktig information!
Svenska – English – Bosanski – Gjuha shqipe – Af Soomaali
عربي – فارسي – كوردي
ARBIXIN MUHIIM AH!
Inta aadan ilmahaaga Waqti u qaban la soco:
- Howshan aan ku qabano xaruntan Oggolaansho ayay ka heesataa Socialstyrelsen.
- Oggolaanshaha xanoono haye(Waalidiinta) ubudka ayaa loo baahanyahay.
- Xaaladaha caafimaad ee qaar ayaa kahor joogsan karta gudniinka. Dhakhtarka masuulka ah ayaa qaadanaya go’aanka kama danbeeska. Hadii dhalaanka la gudayo iyo In kale.
- Warbixin dhameestiran xaalada caafimaad ayaa shardi ah.
Gudniinka kahor:
- Nadaafada(dabaal/Qubeys, cidi jaran, Jarid tinta farjiga hadey jirto, Dhar nadiif ah)
- Warbixin qoraal ah, bukaanka daawooyinka uu qaato,hada iyo cuduro ama qaliin hore.
- Imlaha waa iney infekshan ka caafimaad qabaan.
- Aqbalaad xanaano hayaha(Waalidiinta) dhalaanka ayaa shardi ah.
Gudniinka ka dib:
- Warbixin ku saabsan xanuun baabi’iye. Dareere qaadasho.
- Warbixin ku saabsan nadaafada iyo Qubeyska/Meydhashada
- Warbixin ku saabsan haday wax daran dhaco, dhiigbax, ama infekshan.
- Warbixin ku saabsan, la xiriirka daryeel bixiyaha(dhaktar ama kalkaaliye).
Sidey wax u dhacayaan:
- Caruurta/Dhalaanka weyn waxaa laga siinaya xanuun baabi’iye gadaal ama kaniini ahaan gudniinka ka hor.
- Qaliinka waxuu dhacayaa keliya marka la Kabaabiyeyn. Ilmaha aan ku habooneyn habkaas, waxaa la gudayaa mar kale.
- Qaliinka wuxuu ku qabsoomaya xaalad nadiif ah, waxuuna raacayaa habab qaliin oo la ogolyahay.
- Dib u booqasho in loo baahdo, dhakhtarka daryeelaya ay go’aaminaya, kharash dheeraad ayaa la bixinyaa.
Waan aqriyey, waana aqbalayaa qoraalka kor ku xusan, waana rabaa inaan sii wado!